📦 Agabka Bilaasha ah

Guides, checklists, iyo meelaha barashada — dhammaantood bilaash. Kaydi oo isticmaal.

✅ Checklists — La Raac
Liisyada tilmaamaha aad ku raaci karto si aad shaqada si sax ah ugu sameyso
Checklist
📋
Checklist-ka Freelancer Cusub
Tallaabada kasta ee aad u baahan tahay si aad u bilaabato freelancing: account, profile, gig, lacag qaadashada, iyo macmiil ugu horeeyaa.
Arag Checklist →
Checklist
🌐
Checklist-ka Website/Blog Cusub
Waxa aad u baahan tahay marka aad website cusub bilaabeyso: domain, hosting, design, SEO, iyo maqaallada ugu horeeyaa.
Arag Checklist →
Checklist
📣
Checklist-ka Maqaal SEO Wanaagsan
Waxa kasta oo aad hubiso ka hor intaadan maqaal soo dayn: keyword, title, meta description, links, sawirro, iyo wax badan.
Arag Checklist →

📋 Checklist: Freelancer Cusub (Tallaabada 1–10)

Fiverr.com account samee — magac isticmaale xirfad muujinaysa xulo
Upwork.com account samee — profile 100% dhamaystir
Sawir xirfadeed xidh (weji muujinaya, dhar nadiif ah)
Bio qor: cidda aad tahay, waxa aad qaban karto, natiijada aad bixineyso
Gig 2–3 ah samee Fiverr-ka (xirfadahaada ku saleysan)
Portfolio muunad 2–3 shaqo ah soo diyaari (haddaanay jirin, samee muunado bilaash ah)
Payoneer account samee si lacagta loo qaato
Fiverr/Upwork ku xidh Payoneer account-kaaga
20 qof oo aad garaneyso u dir fariin gaar ah oo shaqada ku saabsan
Upwork: 5 proposal dir maalin kasta shaqooyinka cusub
Fiverr: Online joog oo messages-ka 1 saacad gudahood ka jawaab
Shaqadii ugu horeysay: Review codso macmiilka ka dib marka dhammaato

🌐 Checklist: Blog/Website Cusub

Domain name dooro: gaara, xisho la'aan, .com doorso
Hosting iibso: Hostinger ($2.99/bilood) ama GitHub Pages (bilaash)
WordPress ama Jekyll rakibo iyo theme ku xidh
Google Analytics iyo Google Search Console ku xidh
SSL certificate xidh (HTTPS)
Pages muhiimka ah samee: About, Contact, Privacy Policy
Maqaallada ugu horeeyaa 5–10 qor kahor aad Google-ka u gudbiso
Keyword research samee — ereyada dadku raadiyaan ku qor
Sitemap.xml samee oo Google Search Console ku gudbiso
Xawliga website-ka ku tijaabi PageSpeed Insights
Affiliate links ku dar maqaallada kuu habboon
Google AdSense codso marka aad 10+ maqaallo leedahay

📣 Checklist: Maqaal SEO Fiican (Ka Hor Soo Daynta)

Keyword raadi — erayga ugu muhiimsan maqaalka ku jira Title-ka
Title-ka: 50–60 xaraf, keyword horteeda ku jiro
Meta description: 150–160 xaraf, xiiso leh, click soo jiidanaysa
URL gaaban oo keyword ku jiro: /maqaalka-cinwaanka.html
Sawir kasta alt text ku dar (keyword ku jiro)
H2 iyo H3 headings isticmaal — keyword-yada secondary ku dar
Internal links: 2–3 maqaallo kale ku xidh
Dhererka: 1,000+ eray waa inuu yahay
Sawirrada optimize gare (KB yar, loading dhakhso)
Maqaalka soo dayn ka dib: Google Search Console ku gudbiso
📚 Meelaha Barashada Bilaasha ah
Websites iyo platforms-yada aad xirfadaha online ah bilaash uga barto
🎬
YouTube
Koorsoyin bilaash ah oo ku saabsan xirfad kasta — Soomaali iyo Ingiriis labadaba
Booqo →
💻
freeCodeCamp
Web development buuxda bilaash — HTML, CSS, JavaScript, Python
Booqo →
🎓
Coursera (Audit)
Koorsoyin jaamacadeed oo bilaash la arki karo (Audit mode)
Booqo →
🌐
Google Digital Garage
Marketing, data, iyo ganacsiga digital ah — Google-ka bilaash
Booqo →
🎨
Canva Design School
Graphic design la baranayo bilaash — logo, social media, presentations
Booqo →
🤖
Make Academy
AI automation iyo Make.com la baranayo bilaash — official tutorials
Booqo →
📰 Maqaallada Ugu Muhiimsan — Ka Bilow
Haddaan midda mid dooran lahaa oo aad akhridid, kuwaani waa kuwa ugu qiimaha badan
Maqaal
🏗️
Sida Website Bilaash loo Dhiso
Tilmaamaha buuxa ee aad ku dhisi karto website professional ah oo Google-ka ka muuqda — $0 bilaabashada.
Akhri →
Maqaal
💰
11 Siyood oo Lacag Laga Sameeyo Online
11 hab la tijaabiyay — dhibicda kasta leh natiijadeeda dhabta ah, waqtiga, iyo dakhliga la filayaa.
Akhri →
Maqaal
📈
AdSense vs Affiliate — Midkee Fiican?
Barbar dhig dhabta ah ee labada hab ee lacagta website-ka: Google AdSense iyo Affiliate Marketing.
Akhri →

Rabtaa Inaad Wax Badan Barato?

Koorsooyinkayaga bilaashka ah waxay kaa caawinayaan inaad xirfad dhisto — Freelancing, Programming, iyo Cybersecurity.

📚 Arag Koorsooyinka →