E-books & Digital Products
Ku soo dhawaada qaybta E-books iyo Agabka Dijitaalka ah ee Fadal Store. Halkan waxaad ka heli kartaa buugaag iyo hageyaal dhamaystiran oo kugu caawinaya safarkaaga ganacsiga online-ka.
Al Freelancer Starter Pack
Prompts, Emails & Pricing β Baro sida loo bilaabo freelancing iyo sida loo sameeyo lacag online-ka adiga oo isticmaalaya AI.
Kun iyo Guul
Dastuurka Warshadaynta Somaliland. Baro mustaqbalka warshadaynta iyo dhaqaalaha Somaliland.
Maxaad u dooranaysaa buugaagta Fadal Store?
- Af-Soomaali: Dhammaan buugaagta waxay ku qoran yihiin Af-Soomaali fudud.
- Khibrad dhab ah: Waxaan la wadaagnaa xog ku salaysan tijaabooyin aan anagu soo marnay.
- Taageero: Haddii aad iibsato buug, waxaad helaysaa fursad aad suβaalo noogu soo dirto.