Ballan Qabasho (Appointment Booking)
Dooro waqtiga kugu habboon si aad u hesho la tashi ku saabsan ganacsiga online-ka.
Maxaad uga baahan tahay ballan?
- La tashi ku saabsan sida lacag looga sameeyo internet-ka.
- Caawinaad ku saabsan dhismaha website-yada.
- Hagaajinta xirfadahaaga dhijitaalka ah.
Haddii aad dhib kala kulanto booking-ka, fadlan nagala soo xiriir halkan.